Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee xukuumadda Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u la soo wareegtay dugsiyada kala ah Almacaarif iyo
Al-mathal oo ku yaalla Gobolka Banaadir.
Iskulladan wasaaradda waxbarashada ay la soo wareegtay ayaa markii hore leesku dhihi jiray 21 october.
Waxaana lagala wareegay oo hore u maamulayay dallado gaar ah.
Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Faderaalka Axmed Xasan Yuusuf ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay dugsiyada kala ah Almacaarif iyo Al-mathal Agaasimaha Dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale waxana mesha ka baxay maamulkii hore ee daladaha.