Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS, ayaa maanta soo bandhigtay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee Dugsiga Sare. Sidaan ay horay uga ballan-qaaday Wasaaradda Waxbarashada
100-ka arday ee ugu sarreysa imtixaanka shahaadiga ah Wasaaradda waxbarashada waxa ay siineysaa deeqo waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.