Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta kulan laqaatay qaar ka mid ah ardayda Waxkabarta Jaamacaddaha ku yaala Gobalka banaadir
waxa uuna la wadaagay isbadalada dhanka Horumarka waxbarashada oo ay ka mid tahay kormeerkii dugsiyada, diiwaangalinta iskuullada,qeybinta manhajka waxbarashada qaran, tababarka iyo tayeynta macallmiinta.