Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare DFS ayaa tabababr usoo xirtay howlwadeeno ka- kala socday wasaaradaha Waxbarashada heerarkooda kala duwan

Muqdisshu:-, 27/01/2022, Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa tababar socday muddo labbo casho ah usoo xirtay howl-wadeeno ka socday Wasaaradda Waxbarashadda, heer Federaal iyo heer maamul goboleed kaasi oo lagu baranayay maareynta xogta Waxbarshadda(EMIS) qaybtiisa Waxabarashada Aasaasiga ah ee Degdega ah (ABE).
Agaasimaha Waaxda Tiknaloojiyada mudane Abdi-karin Adan Cabdi ayaa shahaadooyin cadeynaya Tababarka ay qaateen gudoonsiiyay kooxdii tababarka qaadatay, waxuuna kula dardaarmay in ay ka hawlgalaan sidii ay u sii tababari lahaayeen Maamulayaasha iskuulada.
Waxii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xariir Xafiiska Xariirka Dadweynaha ee Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Taclinnta Sare.
wadada Afgooye km5 Zoobe, Mogadishu, Somalia
for father details please contact us section od puplic relation and media Communication at Ministry of education culture and higher education  federal government of Somalia.
adress: km5 Zobe afgoei street, mogadishu, Somalia
Yahye Omar Warsame
https://twitter.com/Yahye_Warsame