Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Baladweyne si rasmi ah uga daah furay manhajka qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya, kaasoo laga qeybin doono deegannada Hirshabeelle.