Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa kullan laqaatay hogaanka dalladaha waxbarashada dalka & Agaasimayaasha wasaaradda waxbarashada, waxa ayna kawada hadleen Qorsha howleedka imtixaanka sanad Dugsiyeedka, 2019/2020,& habraacyadii aan u dajinay.