News

PRESS RELEASE, Somali National Teacher’s Day Recruitment and Training of 3,000 Teachers

Mogadishu, Somalia, November21 — The Federal Ministry of Education, Culture andHigher Education (MoECHE) has held a well-organised event marking the Somali NationalTeacher’s Day which is celebrated on 21st of November. MoECHE congratulated on all Somaliteachers wherever they are and expressed its deep gratitude for their sacrifice, dedication andtireless efforts to educate Somali children in such …

PRESS RELEASE, Somali National Teacher’s Day Recruitment and Training of 3,000 Teachers Read More »

THE MINISTRY OF EDUCATION’S BAR AMA BARO PROGRAM LAUNCHES SECOND YEAR OF CLASSES ON INTERNATIONAL LITERACY DAY AFTER ENROLLING MORE THAN 100,000 STUDENTS

NEWS RELEASE FOR IMMEDIATE RELEASE Mogadishu, Somalia  September 8, 2022 ⎯ The Ministry of Education, Culture and Higher Education under the Bar ama Baro program for accelerated basic education is kicking off its second year of classes in Somalia on International Literacy Day. The USAID-funded program has enrolled 102,440 out-of-school children and youth children across 31 districts …

THE MINISTRY OF EDUCATION’S BAR AMA BARO PROGRAM LAUNCHES SECOND YEAR OF CLASSES ON INTERNATIONAL LITERACY DAY AFTER ENROLLING MORE THAN 100,000 STUDENTS Read More »

Xaflada Xilwareejinta Wasaaradda Waxbarashada

Munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ayay xilalka kula kala wareegeen Wasiirka cusub Mudane Farah Sheikh Abdulqadir iyo Wasiirkii hore Mudane Hon.Eng. Cabdullahi Abuukar Xaaji.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo goob-joog ka ahaa munaasabadda xil wareejinta ayaa tilmaamay ahmiyadda ay wasaaraddani u leedahay dalka, isagoo sheegay in …

Xaflada Xilwareejinta Wasaaradda Waxbarashada Read More »

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare DFS ayaa tabababr usoo xirtay howlwadeeno ka- kala socday wasaaradaha Waxbarashada heerarkooda kala duwan

Muqdisshu:-, 27/01/2022, Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa tababar socday muddo labbo casho ah usoo xirtay howl-wadeeno ka socday Wasaaradda Waxbarashadda, heer Federaal iyo heer maamul goboleed kaasi oo lagu baranayay maareynta xogta Waxbarshadda(EMIS) qaybtiisa Waxabarashada Aasaasiga ah ee Degdega ah (ABE). Agaasimaha Waaxda Tiknaloojiyada mudane Abdi-karin Adan Cabdi ayaa shahaadooyin …

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare DFS ayaa tabababr usoo xirtay howlwadeeno ka- kala socday wasaaradaha Waxbarashada heerarkooda kala duwan Read More »