Skip to content
Telephone: +252770880880
Email: [email protected]
MEOCHEMEOCHE
  • Bogga Hore
  • Wasaaradda
    • Ku Saabsan Wasaaradda
    • Himilo & Aragti
    • Hoggaanka Wasaaradda
    • Waaxyaha Wasaaradda
  • Waxbarashada
    • Waxbarashada Aasaasiga ah
    • Tacliinta Sare
    • Farsamada & Xirfadaha
    • Waxbarashada Macallimiinta
  • Fursadaha
    • Shaqo
    • Waxbarasho
  • Xog
    • Xeerar & Shuruuc
    • Siyaasadaha
    • Daabacaado
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Xaflado
    • Sawirro
  • Nala Soo Xiriir
MEOCHEMEOCHE
  • Bogga Hore
  • Wasaaradda
    • Ku Saabsan Wasaaradda
    • Himilo & Aragti
    • Hoggaanka Wasaaradda
    • Waaxyaha Wasaaradda
  • Waxbarashada
    • Waxbarashada Aasaasiga ah
    • Tacliinta Sare
    • Farsamada & Xirfadaha
    • Waxbarashada Macallimiinta
  • Fursadaha
    • Shaqo
    • Waxbarasho
  • Xog
    • Xeerar & Shuruuc
    • Siyaasadaha
    • Daabacaado
  • Warbaahinta
    • Wararka
    • Xaflado
    • Sawirro
  • Nala Soo Xiriir

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Xarunta Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle

  • Home
  • Event
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Xarunta Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle
Breadcrumb Abstract Shape
Breadcrumb Abstract Shape
Breadcrumb Abstract Shape
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, taas oo ka dhigan tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo horumarinta iyo tayeynta adeegyada waxbarashada ee dowlad-goboleedka.
Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, kuwaas oo si wadajir ah u muujiyey muhiimadda ay leedahay in la helo xarumo dowladeed oo casri ah oo fududeynaya maamulka iyo horumarinta waxbarashada.
Madaxda ka qeyb gashay munaasabadda ayaa tilmaamay in dhismahan cusub uu wax weyn ka tari doono kor u qaadidda hannaanka maamulka waxbarashada, isku-dubbaridka adeegyada waxbarasho iyo dardargelinta dadaallada lagu gaarsiinayo bulshada waxbarasho tayo leh oo loo siman yahay.
Furitaanka xaruntan cusub ayaa sidoo kale ka tarjumaya dadaallada joogtada ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Hirshabelle ay ugu jiraan horumarinta kaabeyaasha waxbarashada, si loo abuuro jawi ku habboon kobcinta aqoonta iyo tayada adeegyada waxbarasho ee dalka.

Event Info

  • Cost:Free
  • Total Slot:0
  • Booked Slot:0

This event has expired

Event Speakers

Edward Norton
Motivation Speaker
Jane Seymour
Psychiatrist Expert
Kristina Perkins
Graphics Designer
Penelope Cruz
Digital Marketer
Untitled-233

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Add: Afgoe Road KM5,
Mogadishu, Banadir, Somalia
Call: +252770880880

Email: [email protected]

Adeegyada Dijitaalka ah

  • Hubi Shahaado
  • Eeg Natiijo Ardayga
  • Ballan Qabsashada
  • Fogaandersi
  • Deeqaha Waxbarasho
© 2026 Ministry of Education, Culture and Higher Education. All Rights Reserved.

Powered by
►
Necessary cookies enable essential site features like secure log-ins and consent preference adjustments. They do not store personal data.
None
►
Functional cookies support features like content sharing on social media, collecting feedback, and enabling third-party tools.
None
►
Analytical cookies track visitor interactions, providing insights on metrics like visitor count, bounce rate, and traffic sources.
None
►
Advertisement cookies deliver personalized ads based on your previous visits and analyze the effectiveness of ad campaigns.
None
►
Unclassified cookies are cookies that we are in the process of classifying, together with the providers of individual cookies.
None
Powered by
MEOCHEMEOCHE