Waaxda Arimaha Tiknoolajiyada

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waaxdan Waxay ay ka kooban tahay saddex qaybood kuwaas oo kala ah:

  • Qaybta Maamulka Softweerka.
  • Qaybta Farsamada & Arrimaha Teknooloojiyada
  • Qaybta Warbaahinta & Xiriirka Bulshada.

Nagala soo xiriir

Abdikarin Aden Abdi < [email protected] >