Waaxda Horumarinta Manaahijta

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waaxdan Waxay ay ka kooban tahay saddex qaybood kuwaas oo kala ah:

  • Qaybta Qorista Manhajka Waxbarashada & Cilmi baarista
  • Qaybta Casriyeenta
  • Qaybta Daabicida keydinta iyo Qaybinta Buugta

Nagala soo xiriir

Mohamed Hassan Mukhtaar < [email protected] >