Waaxda Tayodhowrka & Halbeegyada

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waaxdan Waxay ay ka kooban tahay saddex qaybood kuwaas oo kala ah:

  • Qaybta Waxbarashada Tooska ah.
  • Qaybta Waxbarashada Dadban & Farsamada Gacanta.
  • Qaybta Maareynta & Iskuxirka.

Nagala soo xiriir

Maria Zakaria Ahmed < [email protected] >