Waaxda Horumarinta Adeega Waxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

Waaxdan Waxay ay ka kooban tahay saddex qaybood kuwaas oo kala ah:

  • Qaybta Maamulka iyo Xeer dajinta Waxbarashada Tooska ah
  • Qaybta Maamulka & Hormarinta Macalinka
  • Qaybta Gaarsiinta Adeeg Waxbarasho loo dhan yahay

Nagala soo xiriir

Habiba Ali Mohamed < [email protected] >,